WARARKA

Gudomiyaha Gobolka Sh/Hoose oo ka warbixiyey weerarkii xaley ey geysteen ciidanka France

Gudoomiyaha gobollka Shabeelaha Hoose C/qaadir Max’ed Nuur Sidii oo warbaahinta la hadllay ayaa ka warbixiyay howlgal xalay diyaarado dagaal oo Faransiis ah ka fuliyeen...

Ciidamo ka tirsan dalka France iyo Alshabab oo xaley ku dagaalamey deegaanka Buulo-Mareer

Dagaal culus ayaa xalay saqdii dhexe ku dhexmaray deegaanka Buulo-mareer ee gobolka Shabeellada Hoose ciidammo watay diyaarado kuwa qumaatiga u kaca ah iyo xoogagga...

Boliska dalka Ugandha oo baadi goobaya 5 ruux oo ka tirsan alshabab oo raba iney qaraxyo ka geysatan ugandha

  Uganda ayaa sheegtay inay baadi goob ugu jirto 10 ruux oo ay sheegeen inay yihiin argagixiso, kuwaasi oo shan ka mid ah ay sheegtay...

Qaxootigii ku jirey xerooyinka Dhadhaab oo bilaabey iney dalka dib ugu noqdaan

Boqolaal qoxooti Soomaaliyeed ah oo ku jiray xeryaha Dhadhaab-Kenya ayaa billaabay inay dib ugu soo laabtaan deegaannadooda kaddib markii ay u adkeysan waayeen dhibaatooyinka...

Digreeto kasoo baxdey xafiiska Reysulwasaraha oo uu isbedel ugu sameynayo qaar ka mid wasaaradaha

Digreeto ka soo baxday xafiiska ra’iisal wasaaraha ayaa lagu sheegay in markii uu wada-tashi buuxa la sameeyey dhinacyo badan oo xog-ogaal u ah farsamada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img