WARARKA

Madaxweynaha Dalka Faransiska oo ugu baaqey hey'adaha nabad gelyada iney sugaan amaanka dalka

Madaxweeynaha dalka France Francois Hollande ayaa sheegay in dowladiisu ay siweyn u adkeyn doonto ammaanka dalka,kadib howlgallo ay ciidamada France ka fuliyeen dalalka Soomaaliya...

Madaxweynaha Dalka Somaliya oo maanta u kicitimey Dalka Mareykanka

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta safarkiisii ugu horreeyay ugu ambabaxay dalka Mareykanka, waxaana safarkan ku wehliya, ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka...

Ciidamadii ku sugneyd Gobolka Sh/hoose oo lagu bedeley kuwo cusub

Wararka ka imaanaya gobollka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in lagu wareejiyay amniga gobollka Shabeellaha hoose ciidamada militari gaaska labaad ee uu hogaaminayo Jen C/llaahi...

Alshabab oo sheegtey inuusan dhiman la heystihii u dhashey dalka fransiska

Al-shabaab ayaa bayaan ka soo saaray Dagaal ka dhacay deegaanka Buula Mareer ee Gobolka Shabeelaha hoose kaas oo dhexmaray ciidankooda iyo Ciidamo Faransiis ah...

Ra’isul wasaaraha dalka Ingiriiska David Cameron oo sheegey in bisha May 2013 uu dhici doono shirka loogu tala galay somalida

Ra’isul wasaaraha dalka Ingiriiska David Cameron ayaa shaaciyay in isaga iyo Madaxweynaha Soomaaliya isku waafaqeen waqtiga la qabanayo shirka Soomaaliya looga hadlaayo ee ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img