WARARKA

Qaar ka tirsan ciidamada xooga dalka somaliyeed oo tababar loogu soo gabagabeeyey dalka Ugandha

Waxaa maalinimadii jimcaha ee aynu kasoo gudubnay dalka Uganda tababar ciidan loogu soo xiray 500 oo askari, kuwaasoo bilooyinkii u danbeeyay uu tababar dhanka...

Maxkamada Gobolka Banadir oo maanta dib u dhigtey dacwadii lagu soo oogey Wariye C/casiiis Koronto

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa dib u dhigtay manta dacwadda loo haysto shan ruux oo ku eedeysan inay ka been abuureen ciidamada dowladda, kuwasoo ay...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo qurba joogta ugu baaqey iney dalka dib ugu laabtaan

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Britain ayaa ugu baaqay Soomaalida dibadaha ku nool inay dib ugu laabtaan dalkooda, si ay...

Dowlada Kenya oo sheegtey in ay Duqeymo u geysatey gobolka Gedo

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in duqeyn diyaaradeed oo ay ka geysatay gobolka Gedo ee Koonfurta dalka Soomaaliya ay ku dishay tiro ka mid ah...

Golaha Amanka ee Qaramada Midoobey oo ka tashanaya sidii Somaliya looga qaadi lahaa cunaqabateynta hubka ee saaran

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka fikiraya qaadidda xayiraadda hubka ee Soomaaliya saaran tan iyo 1992-kii, si dowladda cusub ay awood ugu yeelato...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img