WARARKA

Biyo la'aan daran oo ka taagan tuulooyin hoostaga degmada Garbahaareey

Biyo la'aan aad u daran oo saameyn ku yeelatey nolosha dadka iyo duunyada ayaa waxaa lagu soo waramayaa in ay ka taagan tahay tuullooyin...

Waa barnaamijkeenii Dadow Doodnoy waxaa isbuucan marti inuugu ah Suldan Warsame iyo Xasan Xaji

Barnaamijkeenii Dadoow Doodnoy oo aad nooga barateen in aan idin soo gudbino usbuuc walba maalinta Axada ayaa usbuucan waxaa inoogu marti ah Suldaan Warsame...

Maamulka Alshabab oo sheegey iney wadayaan dagaalka ey kula jiraan Amisom

Ururka Al-Shabaab ayaa ka hadlay dagaal duleedka Magaalada Beladweyne ee Gobalka Hiiraan ay kula galeen ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ku sugan...

Afhayeenka ciidamada Amisom oo guulo ka sheegtey dagaaladii ka dhacay Beledweyne

Afhayeenka ciidamada AMISOM Cali Aadan Xumad oo la hadlay warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay in dagaalka ka dhacay duleedka Magaalada Beladweyne ay guulo...

Raysulwasaraha somaliya oo maanta xafiiskiisa kula shirey Agasimayasha Guud

Ra’isul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon  ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha dowladda, iyadoona kulankaasi uu ku saabsanaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img