WARARKA

Maamulka Puntland oo lagu eedeeyay iney ka dambeeyaan dilalka loo geysto dadka waxgaradka ee ka dhaca Puntland

Maxamed Axmed Siciid oo kamid ah siyaasiyiinta maamulka Puntland ayaa sheegay in dilalka loo geesanayo dadka waxgaradka ah ay tahay arin ay ku dheehan...

Gudoomiye cusub oo loo magacaabay gobolka Bay

Wareegto kasoo baxday xafiiska kusimaha madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya isla markaana ah gudoomiyaha Baarlamaanka JF ah ee Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan...

Saraakiil ka Socday Midowga Africa oo Maanta soo Gaaray Magaalada Baydhabo (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Baydhabo soo gaaray Saraakiil kasocota Xafiiska Siyaasada Midowga Africa waxana kulan ay laqaateen mas’uuliyinta Maamulka Gobolka, kan Degmada Baydhabo, Odeyaasha Dhaqanka...

Gudomiyaha Gobolka Bay oo lagu wado in xilka laga qaado

Warar lagu Kalsoonaan Karo oo naga soo gaaray magaalo madaxda gobolada Koonfurta Soomaaliya ee Baydhabo ayaa Sheegaya in Gudoomiyaha Gobolka Baay C/fitaax Ibraahim Geesey...

War saxaafadeed kasoo baxay Odey Dhaqameedyada Beelaha Digil iyo MIrifle

Waxaan anagoo ah odey dhaqameedyada Digil iyo Mirifle ku baaqney in ay Baydhabo taalo gogol looga arinsanayo mustaqbalka lixda gobol ee koofureed ee kala...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img