WARARKA

Dowlada Mareykanka oo soo jeedisey in Somaliya laga qaado cunaqabateynta Hubka

Maraykanka ayaa u jeediyay xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inay oggolaadaan dalabka ka soo yeeray dowladda federaalka Soomaaliya ee la xiriira qaadista cunaqabataynta...

Gudoomiyaha gobolka Bay oo ka horyimid xil ka qaadistii lagu sameeyay

Ka dib kolkii Wareegto uu ku saxiixan-yahay Ku-simaha Madaxweynaha JF Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Xilka loogaga qaaday Gudoomiyihii hore ee gobolka Bay...

War Deg DEg Ah Qarax goor dhow ka dhacay Magalada Baydhaba

Qarax xooggan ayaa gudaha magaalada Baydhabo lagula eegtay askar katirsan ciidamada Itoobiya xilli ay marayeen bartamaha magaalada gaar ahaan halka loo yaqaan afar-irdoodka. Qaraxa oo...

Maxkamada Gobolka Banadir oo Maanta xukuntey Wariye Koronto iyo Gabadhii sheegatey in la xoogey

Maxkamada Gobalka Banaadir ayaa maanta go’aan rasmi ah ka gaartay kiiska wariye C/casiis Cabdi Nuur Ibraahin iyo gabadha sheegtay in la kufsaday. Garsooraha maxkamada Gobalka...

Madaxweynaha oo qudbad ka jeediyey xarunta Chatham House ee magalada London

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hadal ka jeediyay machadka cilmi-baarista ee Chatham House ee magaalada London. Madaxweynuhu wuxuu khudbaddiisa uga hadlay arrimo badan oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img