WARARKA

Wararka Maanta iyo Wadajirradio Atlanta.

Wararka Maanta iyo Wadajirradio Atlanta. Hay’ada nabad sugida oo soo bandhigtay sarkaal ka soo goostay Al-Shabaab Xubno baarlamaani ah oo ka socda baarlamaanka Burundi oo soo...

Waa Barnaamijkeenii Dadow doodnoy oo ey Marti inoogu yihii Cali Atoore Ibrahin Kaduud iyo Luul Shurow

Sidaad inooga barateen isbuuc walba waxaan idin soo gudbinaa barnaamijkeenii dadow dodnooy, Barnaamijkaas waxaa isbuucan marti inoogu ah Cali Maxamed Kuusow oo ku magac dheer...

Maamulka degmada Afgooye oo cabasho ka muujiyey Isbaarooyinka kusoo batey wadada isku xirta Afgooye iyo Muqdisho

Maamulka degmada Afgooye ayaa qaylo dhaan baahsan ka muujiyey Isbaarooyin fara badan oo askarta ka tirsan ciidamada dowlada Soomaaliya ay dhigteen inta u dhexeysa...

Dagaalo ka dhacay Degmooyinka Bardheere iyo Ceelwaaq ee Gobolka Gedo

Dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa ka dhacay shalay gallinkii dambe deegaan u dhexeeya degmooyinka Baardheere iyo Ceelwaaq ee gobolka Gedo. Col....

Golaha Amanka ee qaramada midoobey oo ka arinsan doona arimaha Somaliya Isbuuca soo socda

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa shir ka yeelanayo xaaladda Soomaaliya iyo warbixin dhowaan ka soo baxday xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img