WARARKA

Howlgalo maanta laga sameeyey qaar ka mid Degmooyinka Magalada Muqdisho

Ciidamada dowaldda Soomaaliya iyo kuwa AMIOSM oo isgarabsnaya ayaa howgallo ay ku qab-qabteen boqolaal qof waxay saakay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmooyinka Hodan...

Waaxda dabagalka ee Golaha Amanka oo sheegtey in Alshabab ey caawinad ka hesho Iraan

Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay gaar ahaan waaxda dabagalka ayaa sheegay inay baraayan warbixinada ku aadan taageero dowlada Iran ay siiso dagaalyahanada Alshabaab ee...

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay magalada gaalkacyo

Warar inaga soo gaarey Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax xoogan. Qaraxa oo ay warar kala duwan...

Saraakiisha ciidamada dowlada ee Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo oo ka hor yimid shirka la filayo inuu beri ka fumo Kismaayo

Saraakiisha ciidamada dowlada ee Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa waxay sheegeen in xilligani ayan habooneen in Maamul Goboleed loo sameeyo Gobolada Jubbooyinka iyo Gedo...

Shirka maamul u samaynta gobolada Jubooyinka iyo Gedo oo beri Kismaayo ka furmaya

Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka soconaya Qaban qaabada Shirweyne ay ka qeyb galayaan ergooyin fara badan oo ka kala yimid degaano ka tirsan gobolada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img