WARARKA

Qeybo ka mid ah Gobolka Bay oo ey ka taagan tahay Biyo La,aan

Deegaanno ka tirsan degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa waxaa laga soo sheegayaa inay ka jirto biyo la’aan xooggan, kuwaasoo saameyn ku yeeshay...

Madaxweynaha Dalka Jabuuti oo ka hadley Doorashooyinkii dhawaan ka dhacay Jabuuti

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa ka hadlay doorashadii Baarlamaanka dalka Jabuuti ee dhawaanahan mucaaradka ay hadal hayeen in la musuq maasuqay. Isaga oo...

Reysulwasaraha Dowlada Federalka Somaliya oo ku tilmaamey sharci daro shirka ka socda Kismaanyo

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa shraci-darro ku tilmaamay shirka maamul u samaynta gobollada Jubbooyinka ee Khamiistii ka...

Amisom oo cambaareysey Qaraxii shaley ka dhacay Xeebta Liido

Saraakiisha ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa cambaareeyay weerarradii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka maqaayad ku taalla xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, kaasoo dilay...

Deeq bixiyeyaasha Aduunka oo sheegey iney sii laba jibaari doonaan deeqaha ey siiyaan Dalka Somaliya

Soomaaliya oo haatan laga dareemayo nabad ayaa wadamada ugu badan ee deeq bixiyaasha waxay sheegeen inay sii kordhinayaan dadaalada ay ku doonayaan inay ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img