WARARKA

Sheekh Muqtaar Roobow oo xaley soo gaarey Degmada Xudur

Ciidammo uu hoggaaminayo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu-Mansuur) oo ka mid ah saraakiisha Al-shabaab ayaa xalay gaaray degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool, halkaas...

Maleeshiyaadka Alshabab oo dib ula wareegey gacan ku heyna Degmada Awdiinle

Wararka aynu ka helney gobolka Baay ayaa sheegaya in maleeshiyada al-Shabaab ay dib ula wareegtay deegaanka Awdiinle oo 30 km galbeed ka jira magaalada...

Wariye C/casiis Koronto oo maanta xoriyadiisa dib u heley

Wariye C/casiis C/nuur Ibraahim (Koronto) ayaa maanta xoriyadiisii dib u helay, kadib markii ku dhawaad sedex bilood ah uu ku xirnaa xabsiga dhexe gobolka...

Xoogaga Alshabab oo dib ula wareegey gacan ku heynta Degmada Xudur

Xoogagga Al-shabaab ayaa maanta dib ugu laabtay degmada Xudur ee xarunta gobolka Bakool, kaddib markii ay isaga baxeen ciidamadii Itoobiya iyo kuwii dowladda Soomaaliya...

Dowlada Ethiopia oo shaacisey in Ethiopia Airweys ey bilaabi doonto duulimaadyo ey ku tegi doonto Muqdisho

Dowladda Ethiopia waxa ay shaacisay in dhawaan ay bilaabayso Ethiopia Airweys duulimaadkeeda Addis Abbaba iyo Muqdisho. Safiirka Ethiopia u fadhiya Soomaaliya C/casiis Axmed Aadan oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img