WARARKA

Malaaq Shiine oo sheegay in shirka maamul u samaynta KoonfurGalbeed uu ka furmi doono magaalada Baydhabo

Malaaq  Cali Cabdirixmaan Cali (Malaaq Shiine) oo ku sugan Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegay in shirka maamul u samaynta gobolada Lixda...

Ugaaska Mareexaan reer Guriga Gedo oo qaadacay shirka Doolow.

Ugaas Maxamed Yarow oo ka mid ah Hogaamiyayaasha dhaqanka Beesha Mariixaan ee reer guriga Gobolka Gedo ayaa isgaoo ku sugan magaalada Luuq waxuu si...

Xagay wax marinayaan beelaha ku kulansan Doolow.

Shirkan ka soconaya Doolow ayaa waxaa ka qeyb galaya  qaar ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed ee wada dega Gobolka Gedo inkastoo ay jiraan Ugaasyo iyo...

Oon loogu la'anaayo deegaanka Geriley ee Gobolka Gedo.

Xaaladahan Biyo la'aanta ah ee haatan  ka soo cusboonaaday deegaanka Geriley oo ka tirsan Gobolka Gedo kuna taala xuduuda u dhaxeysa dalalka Kenya iyo Soomaaliya ayaa...

Qarax goor dhaweyd ka dhacay Albabka hore ee Carwadii hore

Weerar is qarxin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ka dhacay goor dhow afka hore ee xerada Ex-fiyoore ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img