Guddoomiyaha maxkamada sare ee dalka Ceydiid Ilka xanaf ayaa sheegay in kooxaha lala xiriirinayo falalka argagixisada kiisaska dacwadoohooda ay wanaagsan tahay in loo sameeyo...
Ciidammo ka tirsan kuwa AMISOM oo aad u fara badan ayaa shalay gallinkii dambe illaa xalay gaarayay magaaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, kuwaasoo...