Madaxweynihii hore ee Maamulka koofur galbeed Somaliya Halyeey Xasan Maxamed Nuur Shaati-guduud Shaati Gaduud ayaa maanta ku geeryoodey dalka germaney.
ALLAha u naxariiste Marxuum Xasan...
Ergada ka qeyb-galeysa shir-weynaha dib u habaynta garsoorka ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa maanta loo qeybiyay afar guddi, iyadoo dhinaca kalena uu maanta...
Qarax bambo ayaa fiidkii xaley ka dhacay dibadda xarunta shirkadda xawaaladda ay ku leedahay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.
Qaraxaasi ayaa la sheegayaa in ey...