WARARKA

Ururuka Ardeyda Digil iyo Mirifle waxaa ey Tacsi u dirayaan eheladii uu ka geeryoodey Marxuun Hasan Maxamed Nuur Shaati Gaduud

Dhammaan bahda DMSA oo kala jooga aduunka dacaladiisa, gaar ahaan dadka hoos ku xusan waxaa ay tacsi tiiraanya leh u dirayaan dhammaan Umadda Soomaaliyeed...

Wasarada Maliyada Xukumada Somaliya oo soo saartey nimaam Cusub

Wasiirka Maaliyadda iyo qorshaynta, Maxamuud Xasan Suleymaan oo shir ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in wasaaraddu ay sameysay qorshe cusub oo dib loogu habeynayo...

Maamulka Ahlusuna ee Gobolada dhexe iyo Dowlada oo kulankoodi bilowmi doona

Maamulka Ahlu Sunna wal-Jamaaca ee gobollada dhexe ayaa sheegay in la ey bilaabayaan wada-hadalladii u dhexeeyay iyaga iyo dowladda Soomaaliya. Guddoomiyaha saddexda gole ee Ahlu...

Nala daawada Kulankii RRA sanadka markuu ahaa 1999

waxaan jeclaan laheyn in aan halka iidinkugu soo gudbino kulankii ay yeesheen gudiiga fulinta ee RRA sanandka markuu ahaa 1999. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=KJ1wEjPyCIQ]

Afgoi Action Council waxaa ey Tacsi u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey Alaha u naxariistee Xasan Maxamed Nuur

Abdullahi Sheikh haider iyo xaaskkiisa iyo caruurtiisa meel walba ay joogaan waxaa ay halkan tacsi uga direyna ilaahey ha u naxariistee eheladii iyo qaraabadii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img