Abdullahi Sheikh haider iyo xaaskkiisa iyo caruurtiisa meel walba ay joogaan waxaa ay halkan tacsi uga direyna ilaahey ha u naxariistee eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryoodey Alaha u naxariistee Col.Hasan Mohamed Nuur(shati Gaduud) waxeyna leyihii samir iyo iimaan Ilaahey ha anaga siiyo iyo janadii fardowsa Ilaaahey ha ka waraabiyo.Amiin,Amiin
Waxaa kaloo tacsi taa la mid ah diraya Maxamed Ali Diriyey asna waxaa uu Marxuuna ilaahey uga baryayaa inuu samir iyo iiman ilaahey naga wada siiyo qabrigiisana ilaahey waasac uga dhigo. Amii Amiiin.
Daafeet.Com