Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegay gacan ku haynta Degmada Ufuroow ee Gobalka Baay halkaasi oo ay ku sugnaayeen Xoogaga Shabaab ee Dowladda dagaalka...
Shirkii madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Somaliland ayaa maanta ka furmaya magaalada Ankara ee xarunta dalka Turkiga, iyadoo Somaliland ay sheegtay inaysan gor-gortan ka galayn madax-bannaanideeda.
Wasiirka...
Soomaaliya ayaa muddo 22 sano ah kaddib xubin ka noqonaysa hay’adda lacagta adduunka, kaddib markii IMF-tu ay sidaas ku sheegtay war ay soo saartay.
War...
Dagaal u dhexeeya ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyada al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inuu saaka ka billowday deegaanka Ufurow ee gobolka Baay.
Dagaalka oo billowday...