WARARKA

Dhegayso…Roobab ka da'ay Baardheere oo xanibay isusocodka magaalada

Roobabkan ka da'ay Gudaha Degmada Baardheere iyo Qaar ka mid ah Tuullooyinka hoos yimaada ayaa ahaa kuwii ugu waqtiga badnaa ee ka da,a Deegaanka,tan...

Afhayeenka Alshabab Cali Dheere oo sheegay iney Alshabab masuul ka eheyd qaraxii maanta ka dhacay Maxkamada Gobolka Banaadir

Afhayeenka Al-Shabaab, Sheekh Cali Dheere oo la hadlayay warbaahinta Al-shabaab ayaa sheegay in weerarradii lagu qaaday maxkamadda gobolka ay ku dileen 27-qof oo isugu...

Baroor diiiq Xaleyto loogu sameeyey Magalada London Marxuun Xasan Maxamed Nuur Shati gaduud

Wasiiro iyo Xildhibaano hore ayaa ka qayb galay munaasabad loogu Baroor diiqayay Allaha u naxariistee Halyeey Dr. Xasan Maxamed Nuur Shaatigaduud oo 3 April...

War Deg Deg Ah:- Qarax goor dhow ka dhacay Xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir

War goor dhow eynu ka helney magalaada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax aad u xoogan uu ka dhacay Xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir Qaraxaas oo...

Saraakiisha Ciidanka dowlada ee ku sugan Gobolka Bay oo sheegey iney Alshabab ka saari doonaan gebi ahaan Gobolka Bay

Saraakiisha dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in ay soo dhameystireen qorshihii ay kula wareegi lahaayeen deegaannada gobollada Baay ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img