WARARKA

Wariye Maxamed Ibraahin oo maanta lagu aasey Qabuuraha Jaziira

Weriye Maxamed Ibraahim Raage oo shalay galinkii dambe lagu dilay magaalada Muqdisho ayaa maanta meydkiisa lagu aasay qabuuro ku yaalla deegaanka Jasiira ee duleedka...

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntlad oo eedeyn usoo jeediyey Dowlada Turkiga

Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo ka hadlay caawinaad ay ka heleen dowladda Talyaaniga oo ugu deeqday oo aheyd 15 gaadiid...

Ciidamada Dowlada oo shaley gelinkii dambe la wareegey deegaano hoos taga Degmada Xudur

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa shalay kala wareegay kooxda al-Shabaab deegaanno hoos-taga degmada Xuddur ee gobolka Bakool kaddib dagaal dhex maray labada dhinac. Guddoomiyaha degmada Xuddur...

Dhegayso…Maxamed Abdi Kaliil "Sidaan xag jirada uga saari jirnay Kismaayo ayaa kuwana uga saaraynaa"

Maxamed Abdi Kaliil Gudoomiyaha gobolka Gedo ee dowlada Fedraalka Soomaaliya oo maanta waraysi siiyay Wadajirradio ayaa sheegay in Axmed Madoobe iyo Shakuul ay yihiin...

Dhegayso…Wararka Wadajirradio.

Halkan ka dhegayso wararka Wadajirradio Atlanta warka ---Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu ka qaybgalay shir looga hadlayay amaanka oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img