WARARKA

Markab laga leeyahay Dalka Turkiga oo mucaawino sidey oo maanta kusoo xirtey Dekeda Berbera

Markab shixnad gargaar wada kana socda Turkiga ayaa maanta markii ugu horeysay ku xirtay dekeda magaalada Berbera ee maamulka Soomaaliland. Markabkani oo wada raashiin gargaar...

Dhegayso..Gudoomiye Hoosoow oo Digniin kama danbays ah u diray NGO-yada ka howlgala gobolka

Cabdi Aadan Hoosoow Guddoomiyaha gobolka Baay ayaa kulan uu la qaatay qaar kamid ah Hay’addaha gar gaarka NGO-yada ka howlgala gobolka Baay ayaa waxa...

Dhegayso…Reer Muqdisho oo Cabsi iyo kala shaki la nool

Dadka reer Muqdisho oo iyagu soo maray 21 sanadood oo colaad sokeeye ah ayaa haatan waxay sugayeen inay helaan maamul hanta howsha dowladnimo keenana...

Dhegayso..Shirkii Kismaayo oo qarka u saaran in lagu kala kaco

Kadib kolkii kooxo ku midaysan fikir beeleed ku dhisan dhul boob oo gacan ka helayo dowlada Kenya ay ku dhiiradeen inay maamul Obosiiba ah...

Dhegayso..In ka badan 80 Gaadiidka xamuulka qaada sida shixnado ganacsi oo ku xanibay xuduuda Kenya iyo Soomaaliya

Gaadiid fara badan oo ah kuwa xamuulka qaada oo ku kala wajahnaa gobollada Gedo iyo magaalooyin ka tirsan gobolka waqooyi bari ee Kenya ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img