WARARKA

Daad aad u badan oo ku habsadey Degmada Wanleweyn iyo Maamulka Dowlada Federalka oo aan weli u gurman

Roobab aad u badan ayaa waxaa ey dhalaliyeen daad aad u badan kaasoo dhibaatooyin u geystey shacabka ku dhaqan degmada wanle weyn. Maamulka degmada ayaadhaliiley...

Waa barnaamijkii Dadow Doodnoy oo ey isbuucan marti inoogu yihiin Gudomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose iyo Agasimaha Idacada Wadajir Radio

Si aan la socono beryahan waxaa soo if baxayey cabashooyin aad u badan oo ka taagan gobolka shabeelaha hoose taasoo ey ugu badneyd isbaarooyin...

SHIR DEG DEG AH OO QADKA TALEFANKA AY KU YEESHEEN QURBA JOOGTA JAALIYADA JILLIBLE

Shir deg deg ah oo qadka Talefanka ah oo ay isugu yimaadeen qaar kamid ah aqoonyahaniin odayaal iyo dhalinyarada qurba joogta Jaaliyadaha Jilible ee...

Reysulwasaraha oo maanta Hambalyo u direy Shaqaalaha Somaliyeed

Raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Maalinta 1-da May ee Shaqaalaha Adduunka u diray shaqaalaha Soomaaliyeed. Shaqadu waa nolosha iyo...

Afhayeenka Alshabab Sheekh Cali Dheere oo ku hanjebey in Alshabab u ari doonto dadkii shaley lagu diley Bosaso

Xarakada Al-shabaab ayaa ku hanjabey inay u aargudi doonto 13-kii qof ee shalay lagu dilay duleedka Boosaaso, iyadoo ku tilmaantay falkaas xasuuq loo geystay dad...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img