WARARKA

Beesha Xawaadle oo Kulan ka Dhacay Magaalada Baladweyne ku shaacisay in ay kal soonidii kala laabteen Dowlada Federaalka Ee soomaaliya

Beesha Xawaadle oo Kulan ka Dhacay Magaalada Baladweyne ku shaacisay in ay kal soonidii kala laabteen Dowlada Federaalka Ee soomaaliya. kulan xasaasi ah oo maanta...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo maanta u kicitamey Dalka Jabaan

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u dhoofay dalka Jabaan halkaasoo uu kaga qaybgalayo shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya...

War culus Gudoomiyaha gobolka shabeelada hoose oo shegay in diyaradii shalay ku burbutay buulo mareer ay maamulkooda adeegsan jireen

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose Cabduqaadir Sidii ayaa sheegay in diyaaradii shalay ku soo dhacday goob 4 KMT u jirta degaanka Bulo mareer ay iaygu...

Xildhibaan C/rahman Xoosh oo ka mid ah xildhibanada ku sugan Kismanyo oo sheegey in Axmed madoobe uu ogoladey shirka lagu qabanayo Muqdisho

Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo xubin ka ah wafdiga dowladda federaal-ka ee Soomaaliya ee Kismaayo jooga ayaa sheegay in maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe...

Sarkaal u hadley Mareykanka oo xaqiijiyey in diyarada laga lahaa mareykanka

Diyaarad Mareykanka laga leeyahay ayaa ku burburtay dalka Soomaaliya sida ay xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan dowlada Mareykanka, kadib markii diyaaradaasi ay iskeeda usoo dhacday. "Waxaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img