Gudoomiyaha Gobolka Bay Mudane Cabdi Hoosow ayaa beryahan dambe ku xanuunsanaa Magalada Baydhabo, Kolkii ay dhaqaatiirta ku sameeyeen baaritaan ayaa waxaa la ogaadey in...
Shir madaxeed ay si wadajir ah u guddoominayeen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo raysul wasaaraha Japan Shinzō Abe ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay...
Kulan boorka looga jafayay heshiisyadii duugoobay ee u dhexeeyay Jufada Ceyr ee beesha Habargidir iyo Beelweynta Gare ayaa waxa uu maalintii shalay ka bilowday...
Dowlada Sacuudiga ayaa balan qaaday in Soomaaliya ay ugu deeqeyso gargaar lacageed oo gaaraya $24 Million oo Dolar Mareykanka ah, taasi oo ay Sacuudiga...
Deegaanka Greenfields ee Port Elizabeth ee dalka Koonfur Afrika ayaa kooxo hubeysan ku toogtay shalay oo Khamiis ahayd ganacsade Soomaaliyeed, kaasoo ka dhigaya ganacsadihii...