Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la wareegay shalay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellada hoose ee koonfurta Soomaaliya, kuwaasoo ay muddo sanooyin ah...
Waxaa habeenimadii xalay koonfurta magaalada Gaalkacyo ee hoostagta maamulka Gal-Mudug lagu Gowracay Haweenay ka mid ahay dadka Barakacayaasha ee degan xerada Warsan laguna magacaabi...
Koox bastoolado ku hubeysan ayaa xalay ku weeraray magaalada Nairobi ee dalka Kenya laba xildhibaan oo ka tirsan baarlamanka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.
Xildhibaanada...
Hoobiyeyaal ayaa xalay lagu weeraray xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Muqdisho iyadoo ay saaka ka socdaa degmooyinka Hodan iyo Holwadaag baaritaanno lagu soo qabtay boqolaal...