WARARKA

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo sheegey in weerarkii shaley uusan hor istaagi doonin howlaha ey ka hayaan Somaliya

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-Moon iyo ergaygiisa gaarka ah ee Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa waxay labaduba sheegeen in howlaha Qaramada Midoobay ay...

Golaha wasiirada oo maanta ansixiyey 5 Safiir

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Somalia oo maanta yeeshay kulan uu shir-guddoominayay ra’iisul wasaare Cabdi faarax Shirdoon (Saacid) ayaa lagu ansixiyay magcaabista shan safiir oo cusub. Danjirayaasha...

War Deg Deg Ah:- Rag isku Qarxiyey Xarunta UNDP ee Magalada Muqdisho

Warar goordhaweyd aynu ka helney Magalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay qarax xoogan oo wararka qaar ay sheegayaan inuu...

Reysulwasaraha Dowlada Federalka oo sheegey in xukuumadiisa ey Muhiimada koowaad saari doonto Waxbarashada

Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Cabdi faarax Shirdoon ayaa ka hadlay qorshaha xukuumaddiisa ee ku aaddan waxbarashada mustaqbalka ee dalka Soomaaliya. Raysul wasaaraha...

Wefdi uu Hogaaminaayo Gudomiye Kuxigeenka Kowaad ee Barlamaanka oo ka qeyb galaya Shirka ACP-EU

Wafdi ka socda baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay muddo 20 sano ah ka qeyb galay shirka baarlamaannada Africa iyo Midowga Yurub ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img