WARARKA

Gudiga gaadiidka ee barlamaanka oo codsadey in barlamaanka loo soo gudbiyo hindisaha wasaarada gaadiidka

Gudoomiyaha Gudiga gaadiidka barlamanka soomaaliya Xildhibaan Cismaan aadan Dhuuboow ayaa waxa uu sheegay in dhaqaalaha laga qaado gaadiidka aysan waxba kala socon iyo sidoo...

Hay'ada Xuquuqda adanaha oo marka lasoo gaabiyo loo yaqaan OHCHR oo walaac ka muujisey qodob ey dhawaan ansixiyeen Golaha Wasiirada

War kasoo baxay gudiga sare ee Xuquuqda aadanaha Qaramada Midoobay ee magacooda loosoo gaabiyo "OHCHR" in dowlada Soomaaliya ay ansixisey dhawaan sharciyo cabad ku...

Kooxo hubeysan oo xaley Dr Cusmaan C/rahman ku diley magalada muqdisho

Kooxo hubaysan ayaa xalay duleedka Magaalada Muqdisho ku dilay Dr Cusmaan C/raxmaan Fiqi oo kamid ahaa dhaqaatiirta Isbitaalka Al-Hayat ee duleedka Magaalada Muqdisho ku...

Sheekh Maxamed Umul oo ka hadley Tahriibka iyo sida loo joojin karo

Sheekh Maxamed Cabdi Umul oo kamid ah Culumadda dalka ugu waaweyn ayaa sheegay in sida ugu haboon ee tahriibka loo joojin karo ay tahay...

Telefishinka Qaranka oo warbixin ka diyaariyey Alshabab

Telefishinka Qaranka ayaa soo bandhigay dhibaatada  Al Shabaab inteeda badan ey sheegatey ee lagu leeynayo Ardayda, Waalidiinta, Culumada iyo cid alaale oo Muslim ah. Telefishinka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img