WARARKA

Wararka Wadajirradio Atlanta

          ----Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta si adag ula hadlay saraakiisha ciidamada dowlada. ----Wasiir ku xigeenka Arimaha dibada Jamaal Barow oo maanta Baarlamaanka hortagay ---QM...

Gudomiye ku xigeenka labaad ee Maxkamada Baladweyne oo xaley la diley isagoo Masaajidka kasoo baxay

Koox hubeysan ayaa xalay magaalada Beledweyne ku diley guddoomiye ku-xigeenkii labaad ee maxkamadda Baladweyne Macallin Xasan Cilmi Ciyow. Taliyaha qaybta booliska ee gobolka Hiiraan Isaaq...

Alshabab oo maanta dhoolatus Milateri ku sameeyey Degmada Baraawe

Ciidamada Alshabab ayaa fagaaro weyn oo ku yaala Degmada Xeebta ah ee Baraawe waxaa ey kusoo bandhigeen dhoolatuska iyaga oo afka u duuban yahay,qaarkoodna...

Reysulwasaraha dalka Itoobiya oo sheegey in ey Somaliya ka caawini doonaan tababarka ciidamada iyo sidii loo heli lahaa amaan buuxa

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Dessalegn ayaa sheegay in dowladdiisu ay gacan ka geysnayso sidii dib loogu soo celin lahaa ammaanka iyo deggenaashaha Soomaaliya, kaddib...

Madaxweynaha dowlada federalka oo la hadley Saraakiisha dowlada

adaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh oo la hadlayay saraakii iyo ciidammo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in sarkaalkii aan awood u lahayd inuu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img