WARARKA

Madaxweynaha dalka kenya oo sheegey in madaxweyne xasan sheekh ay ka go.an tahay la dagaalanka alshabab

Madaxweynaha Kenya ayaa sheegay in dhigiisa Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu muujiyay sida ay uga go’an tahay la dagaalanka kooxda Al-Shabaab. Wareysi uu siiyay Telefishinka...

Madaxweyaha Somaliya oo kula la qaatey xoghayaha guud ee qaramada midoobey

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo ay ka wada hadleen xaalada...

Madaxweynaha oo qudbad ka jeediyey shirka golaha qaramada midoobey

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay ka jeediyey Shirka Golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobey ayaa soo bandhigay...

Golaha odayaasha dhaqanka koonfur galbeed oo ku baaqay in xukumada lagala shaqeeyo la dagaalanka nababgelyo xumida

Golaha odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed ayaa bayaan ay soo saareen waxay ku baaqeen in maamulka koonfur Galbeed iyo dowladda federalka lagala shaqeeyo arrimaha amniga...

Ciidamada dowlada oo howlgalo lagu sugayo amniga ka bilaabay deegano dhawaan laga saarey alshabab

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 6 aad Guutada 16 aad ee Kumaandooska DANAB & Guutada 5 aad ee Qeybta 27 aad ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img