WARARKA

Malaaq Yusuf Cali Ali Sheekh oo Caawa lagu diley Magalada Baydhabo

Waxaa caawa magalada Baydhabo lagu diley Malaaq Yusuf Ali Sheekh oo ka mid ahaa Malaaqyada beelaha Digil iyo Mirifle . Malaaqa ayaa kooxo hubeysani waxaa...

Dhegeyso:- Maamulka Jubba oo ka hadashey Shirka ka socda Magalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soconaya shirweyne qaran kaas oo ay soo agaasintay DF Soomaaliya ayna ka qeyb galayaan qeybaha kala duwan ee bulshada...

Dhegeyso:- Gudomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo ka hadley Booqashada Madaxweynaha

Maamulka Degmada Marka ee xarunta Gobalka Shabeelaha hoose ayaa faah-faahin ka bixiyay safarka wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ku tagay Magaalada Marka...

Wefdi uu hogaaminaayo Madaxweynada Dowlada Federalka oo Booqasho ku tegey Degmada Marka

Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta safar dhinac dhulka ah ku tagay magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeellaha Hoose. Madaxweyne Xasan...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo maanta la filayo inuu gaaro Marka.

Wararka ka imaanaya magaalada Marka caasimada gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay ku waramayaan in qabanqaabo balaaran loogu jiro sidii Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img