WARARKA

Dhegeyso:- Gudomiyaha Gobolka Bay oo sheegey iney Muqadas tahay Midnimada Digil Iyo Mirifle Dhulkodana aan la kala goyn karin

Gudoomiyaha gobolka Bay Cabdi Adan Hoosow oo saxaafada kula hadlay magaalada Baydhabo ayaa waxa uu ka warbixiyey sida uu arko taageero kala noqoshadii Malaaqyada...

Dhageyso:- Wasiirka Arimaha Gudaha oo ka warbixiyey Socdaalkii ey ku tageen Magalada Marka

Wasiirka Arimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka somaliya oo shir Jaraa”id ku qabtay magaaladda Muqdisho ee Caasimadda soomaliya ayaa fah faahin ka bixiyey Socdaalkii ey...

Bank Ki Moon oo ku baaqey in la taageeyo Amisom si Alshabab looga tirtiro Somaliya oo dhan

Qaramada Midoobay ayaa ku baaqeysa in ciidamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya lagu taageero saanad milateri oo ay ku jiraan diyaarado helikobtarro ah. Xog-hayaha guud...

Madaxweynaha oo ey Diyaarad kasoo qaadey Magalada Marka kadib markii uu ka baqey Safarka Dhulka

Warar kol dhow aan ka helney Magalada muqdisho ayaa sheegaya in diyaarad ey Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya ka Doontay Magaalada Marka ee Xarunta Shabeelada...

Madaxweyne Xassanoow Maxaad Noo Wadaa, Warkii Horaa Mise Warkaloo Kadaran Mise Waxaan U oo man nahay

Gobolka Shabeelada Hoose waxa Uu ka mid yahay 18 ka gobol ay soomaaliya ka koobneyd bur burkii ka hor 1991, waxa uu ku caan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img