WARARKA

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo maanta shacabka kula tukadey Masaajidka Isbaheysiga Islaamka

Madaxda dowladda Soomaaliya ayaa kula tukaday maanta masaajidka isbahaysiga Islaamka salaaddii ciidul-adxa, iyadoo hadal uu madaxweynuhu ka jeediyay masaajidka uga dalbaday dadka Soomaaliyeed inay...

Madaxweynihii hore ee Maamulka Ximin iyo Xeeb Tiiceey oo caawa ku hoyday xabsi kuyaal Brussels

          Sida ay shaacisay Wakaalada wararka Belgium ee Belga waxaa maanta xabsi ku yaal magaalada Brussels loo taxaabay Maxamed Cabdi Xassan (Afweyne) oo kamid ahaa...

Dhegeyso: Haween kasoo jeeda Koonfur Galbeed Somaliya oo kulan balaaran oo lagu soo dhaweynayo Maamulka Koonfur Galbeed ku qabtey Magalada Muqdisho

Kulan balaaran oo ey soo abaabuleen Haweenka kaso Jeeda Koonfur Galbeed ayaa lagu qabtey magalada Muqdisho kulankan oo lagu Tageerayeey Dhismaha Maamulka Konfur Ganfur...

Dhegayso..Khilaafka u dhaxeeya DF Soomaaliya,Puntland iyo Jubba oo waji cusub galay

          Kadib markii maalmo ka hor Hogaamiyaha Ahlusunnada Konfureed Sheekh Maxamed Maxamuud Yusuf Aw-libaax oo ka mid aas aasayashii Maamul Goboleedka la magacbaxay Jubboland uu...

Dhegayso..Maamulka gobolka Gedo oo qayla dhaan kasoo saaray Biyo iyo Baad yaraan ka taagan Gobolka Gedo

          Kusimaha Gudoomiyaha Gobolka Gedo Cabdi Bare Cabdi oo aan ka wareystey arimo la xariira Baaq qeylo dhaan ah oo ay maamulka Gobolka Gedo ay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img