WARARKA

Daawo:- Videoga Ciida ee uu Amiir Caamir ugu tala galey Shacabka SMadaxda Dalka

Amiir Caamir oo ku caan baxay in uu farshaxan ka sameeya mar walba sida ey ku sugan tahay siyaasada dalka somaliya ayaa waxaa uu...

Daawo:- Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka oo sheegey ineysan jirin wax Warqad ah oo loo qorey Reysulwasaaraha

Baarlamaanka xukuumda federalka somaliya ayaa wax kama jiraan ku tilaamey hal ey shaley qoreen qaar ka mid ah warbaahinta dalka somaliya kaasoo sheegayey in...

Dhegeyso:- Faahfaahinta ku aadan dagaal ka dhacay Degmada Xudur ee Gobolka bakool

Iska hor imaad ka dhacay degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa geystey qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac kaasoo u dhexeeyey Ciidamada Dowladda Soomaaliya...

Ciid Wanaagsan Dhamaan Umada Muslimiinta Gaar ahaan Umada Somaliyeed meel walba oo ey joogaan

Dhamaan walaalaha muslimiinta caalamka gaar ahaan dadka Soomaaliyeed, Daafeet Media waxay idin leedahay ciid wanaagsan ciid mubaarak idil ahaantiinaba inta maanta nasiibka u yeelatay...

Daawo:- Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliyeed oo Hambalyada Ciidul Athxa u diraya Shacabka Somaaliyeed

Madaxweynaha xukuumada federalka ayaa waxaa uu hambalyada ciida u dirayaa dhamaan umada somaiyeed meel walba oo ay joogto wuxuuna ku booriyey in ey haboon...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img