WARARKA

Golaha Wasiirada ee dowlada federalka oo maanta ka doodayey miisaaniyada dowlada 2014

Golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta dood ka yeeshay miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2014-ka. Wasaaradda maaliyadda iyo qorshaynta ayaa golaha hor gaystay miisaaniyadda shaqo...

Daawo:- Afhayeenka Digil iyo Mirifle oo wax laga xumaado ku tilmamey cunsurinimada kasoo yeertey Maamulka Gobolka Hiiraan

Maamulka gobolka hiiraan ayaa kol dhaweyd waxaa ey ku dhawaaqdey iney deegaanka isaga baxaan dhamaan dadka kasoo jeeda beelaha digil iyo mirifle ee ku...

Mooshinkii laga keeney Reysulwasaaraha oo qarka u saaran inuu fashil ku dhamaado

War kol dhow aynu ka helney xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in kulankii Baarlamaanka ee looga hadlaaye mooshinka Ra’iisul Wasaaraha laga...

Xildhibaanada Barlamaanka oo maanta la filaayo iney ka doodaan mooshinkii laga keeney Reysulwasaaraha

Waxaa maanta lagu wadaa in Magaalada Muqdisho ay kulan ku yeeshaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, kulankaasi oo lagu iclaamin doono sax ahaanshaha Mooshinka laga keenay...

Daawo:- Hadal kasoo yeerey caadaqatayaal kasoo jeeda Beelaha Digil

Shir ey soo abaabuleen beelaha habar gidir eyna u qabteen caadaqaatayaan kasoo jeeda beelaha digil ayaa waxaa uu ka dhacay shaley gelinkii dambe magalada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img