Waxaa waayahanba aad u soo kordhaysay hadal haynta dhibaatooyinka lagu hayo dadka reer Shabeellaha Hoose iyo la sheegashada gardarrada ku saleysan ee gobolkooda, inkastoo...
Iyadoo maalin nimadii shalay taariikhduna ahayd November 24/2013 uu xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho uu ku soo bandhigay Justin Brady oo ah madaxa UN-OCHA...
Odayaasha dhaqanka gobolada Jubooyinka ee ku sugan magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegeen in amaanka magaalada uu faraha ka baxay,islamarkaana maalmahii ugu dambeeyey ay ka...
Qaramada Midoobay oo markii ugu horaysay waxa ay shaaca ka qaaday in deegihii loogu tala galay dadkii ay abaaruhu kasoo barakiciyeen Koonfurta Soomaaliya Sanadkii...