WARARKA

Dhegayso..Madaxweyne Xasan Shiikh oo fashil iyo fool xumo ka raacday rididii Ra’isulwasaare Saacid.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa waxaa markii ugu horeesay dibada u soo baxay fashil uu ka qaaday rididii Ra'isulwaasihii...

Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta

      ---Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta la horkeenay mooshin lagu diidan yahay dib ugu soo noqdaan golaha wasiirada cusub ee lagu wado in dhowaan la soo...

Daawo:- Kulan ey yeesheen Jaaliyada beesha Direed ee ku nool Finland oo ey runta ugu sheegeen Dowlada federalka iyo kooxaha dagaalka jecel

Kulan balaaran oo ey isugu yimaadeen beesha direed ayaa waxaa uu ka dhacay Dalka Finland kulankaas ayaa waxaa baaqyo kala duwan iyo digniinba loogu...

Dhegeyso: Xildhibaan Adan Madoobe oo sheegey in dhisida xukuumada lala soo daahay

Xildhibaan Shekh Aadan Madoobe oo kamid ah Xildhibanaada Barlamaanka soomaliya ayaa shegay in Ra”iisul Wasaaraha soomaliya Mudane C/weli sheekh uu lasoo Dahay Soo dhisida...

Daawo: Gudiga Maamul u sameynta Koonfur galbeed somaliya oo soo dhaweeyey Dorashii ka dhacdey Puntland

Kal ey isugu yimaadeen gudiga maamul u sameynta koonfur galbeed somaliya ayaa soo dhaweeyey doowarashii dhawaanka dhacdey Puntland ayagoo ugu baaqey in somalida kalana...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img