Dhegeysiga CodadkaWARARKA Dhegeyso: Xildhibaan Adan Madoobe oo sheegey in dhisida xukuumada lala soo daahay By admin - January 12, 2014 2 215 FacebookTwitter Xildhibaan Shekh Aadan Madoobe oo kamid ah Xildhibanaada Barlamaanka soomaliya ayaa shegay in Ra”iisul Wasaaraha soomaliya Mudane C/weli sheekh uu lasoo Dahay Soo dhisida Golihiisa Wasiirada. Adan madobe Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada Adan madobe Mobil Daafeet.Com Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)
Mudanahaasi wuu saxsanyahay laakiin waxaan oran lahaa ra’isul wazaaraha inloola daayo shaqadiisa waayo waxa laga yaabaa in uu ku mashquulsanyahay soo xulashada Waziiro karti leh oo wadaniin ah
Mudanahaasi wuu saxsanyahay laakiin waxaan
oran lahaa ra’isul wazaaraha inloola daayo
shaqadiisa waayo waxa laga yaabaa in uu ku
mashquulsanyahay soo xulashada
Waziiro karti leh oo wadaniin ah
Sax mudane waa sidaa raganimada fikirkaaga waa kii aniga niyada aan kuhaayey aadan madobe guul
Comments are closed.