WARARKA

Dhegeyso:Faah Faahin dheeraad ah oo laga heley Dagaalkii ka dhacay degmada wanleweyn

Ciidamo kasoo ruqaansadey magaalada Buur hakaba una soo ruqaansey in ey isbaarooyinka yaala wadada isku xirta buur hakaba iyo degmada daafeed ka qaadaan ayaa...

Dhegeyso:- Ciidamada ku sugan degmada buur hakaba oo bilaabey iney qaadaan isbaaroonyinka yaala wadada isku xirta Buurhakaba iyo wanleweyn

Ciidamo ku sugnaa degmada buur hakaba ayaa bilaabey iney qaadaan isbaarooyinka yaala inta u dhexeysa degmada buur hakaba iyo deegaanka degmada wanleweyn  halkaas oo...

Alshabab oo sheegtey in ey u aargudi doonto wiilkii shaley ey dileen ciidamada Amisom

Guddoomiyaha Al-Shabaab Gobalka Banaadir Sheekh Cali Maxmed Xuseen Jabal oo la hadlay warbaahinta Shabaab, ayaa sheegay inay u aar gudi doonaan falkii muwaadinka Soomaaliyeed...

Ciidamada Itoobiyaanka oo maanta si buuxda ula wareegey amaanka magalada beydhabo iyo nawaaxigeeda

Ciidamada dowladda Ethiopia oo qeyb ka ah ciidamada AMISOM ee ka howlgala somaliya ayaa maanta lagu wareejiyay amaanka magaalada Baydhabo oo ay horey ugu...

Kulanka madaxda midowga africa oo lagu wado in uu kol dhow ka furmo dalka Itoobiya

Madaxda dowladaha ururka Midowga Afrika ayaa maalmihii ugu dambeeyay kusoo qulqulayay magaalada Addis Ababa oo uu ka furmay maanta shirkii 22-aad ee ay isku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img