WARARKA

Dhegeyso:- Ciidamada Amisom oo maanta isku deyey in ey is hor taagaan shirka ka socda xarunta ADC-da iyo shacabka oo ka dhiidhiyey

Ciidamada AMISOM ayaa maanta isku dayay inay diidaan in gudahaloo galo xaruunta ADC ,taasoo markii danbana dhalisay in dadweynuhu ay isku dayaan inay xoog...

Dhegeyso:-Malaaq Shiine oo sheegey in maanta bilaaban doonto khudbadaha ey jeedin doonan musharixiinta mamulka k/galbeed somaliya

Malaaq Cali C/raxmaan Cali Shiino oo kamid odayaasha digil iyo mirifle oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in maanta ay bilaaban donaan khudbado ay...

Dhegayso…Gudoomiyaha degmada Wanlaweyn oo ka hadlay dagaalkii ka dhacay degmada.

Gudoomiyaha degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha hoose Xaaji Isaaq Caliyow Maama oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in wixii ka dhacay degmada Wanlaweyn uu...

Daawo:- Dhaarintii shaley la dhaariyey Golaha odayaasha ee dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya

Waxaa shaley magalada baydhabo ka dhacdey dhaarin la dhaarinaayey golaha shuurada ee dowlada goboleedka koonfur galbeed somaliya sida ey u dhacdeyna waatan ee nala...

Daawo:- Sawirada dhaarinta Golaha Guurtida ee Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya

Waxaa maanta shirweynaha dhismaha dowlad goboleedka Koonfur-galbeed ee Baydhabo si rasmi ah loogu dhaariyey golaha guurtida dowlad goboleedka konfur-galbeed Soomaaliya ayadoo dowlad goboledka system...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img