WARARKA

Dhegeyso:- Tafatiraha websidka isha baydhaba Ilyaas qalinle iyo C/rahman shaam oo aan ka wareysaney doorashadii xalaasha eheyd ee shaley ka dhacdey xarunta ADC

Waxaan qadka telfoonka ku tiigsadey ayagoo ku sugan qaarada yurub tafatiraha websidka isha baydhaba Ilyaas qalinle iyo gudoomiyihii hore ee degmada qoryooleey C/rahmaan shaam...

Dhegeyso: Gudomiyaha deegaanka Number 50 oo ka hadlaya Burcad xaley baabuur jidka u gashey dhacna u geysatey

Gudoomiyaha deeganka No.50 ee gobolka Shabellaha hoose C/laahi Cumar Waafow oo la hadlayey Warbaahinta ayaa sheegay xaley kooxo hubeysan ey jidka u galeen baabuurta wadada...

Dhegeyso: Mid ka mid ah Xildhibaanada Digil iyo mirifle iyo wuxuu ku hadley

Xildhibaan Yacquub Cali Maxamed oo kamid ah xildhibaanada ugu cad cad ee kasoo horjeeda horumarka shacabka koonfur galbeed ayaa maanta isagoo warbaahinta la hadlaya...

Daawo..Doorashadii shaley ee Madaxweynaha K/G Soomaaliya Madoobe nuunoow Maxamed

Daawo c0dbixntii shaley ka dhacdey magalada baydhaba [youtube https://www.youtube.com/watch?v=vZ9vfUv0_Fc]

Taariiqda iyo wax qabadka Maxadweynaha Konfur Galbeed Somaliya Mudane Madoobe Nuunow Maxamed

Madaxweyne Madoobe Nuunow Maxamed waxaa uu ku dhashey degmada Diinsoor sanadku markii ahaa 1948 waxaa uu heerkiisa waxbarasho ee hoose dhexe iyo saraba uu...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img