WARARKA

Dhegayso…Warka Wadajirradio Atlanta ee maanta.

        ---Madaxweyne Xasan Shiikh oo soo gurya noqday ---Gudoomiye Jawaari oo sheegay in kulanka 4aad ee BFS uu furmi doonaano 22ka bishan ---Madaxweyne Madoobe Nuunoow Maxamed oo...

Dhegayso..Qayb kale oo Kitaabka Cumdatul Axkaam

              Waxaa inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka masjid Al-Suna wa Dacwa ee magaaladan Atlanta gobolka Georgia dalkan Maraykan. Halkan ka dhegayso Wadajirradio March 16...

Daawo: Diyaarad Lugihii usoo bixi waayey oo la dejiyey

Mucjiso diyaarad lugihii usoo bixi waayey loo la dejiyey wax dhibaatana kasoo gaarin dadkii saarnaa. // Post by Super Hit Videos.

Daawo:- Muuqaalka kulankii ey shaley yeesheen Gollaha Guurtida k/galbeed iyo Shiine Macalin

Shirkii shaley ka furmey hotel Manchester ee magaalada Baydhabo Madaxda dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo xubnihii uu hogaaminayay Gudoomiye ku xigeenka gobolka Baay Shiine...

Daawo:- Madaxweynaha koonfur galbeed somaliya Madobe Nuunow OO kormeer ku tegey xarunta madaxtoyada k/galbeed

Waxaan halkan idinkugu soo gubineynaa socdaal uu ku tegey wefdi uu hogaaminayo madaxweynaha koonfur galbeed somaliya musane madoobe nuunow maxamed xarunta madaxtooyada ee magalada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img