WARARKA

Afhayeenka amisom oo sheegey in weerarkii xaley ey ku dhinteen Askar jabutiyan ah

Afhayeenka ciidamada AMISOM, Col. Cali Aadan Xumad ayaa sheegay in weerarkii xalay ka dhacay degmada Buulo-burte ay saddex askari oo Jabuutiyaan ah ku dhinteen,...

Dhegeyso:- Wareysi lala yeeshey Abwaankii alifey heesta calanka ee koonfur galbeed somaliya

Nala dhegeysta wareysi uu Ilyaas qalinle la sameeyey abwaankii alifey heestan hoose ku qoran isla markaana aad maqalkeeda ka dhegeysan kartaan halka hoose 1) Haang hiis...

Wasiirka arimaha gudaha ee xukuumada federalka oo la hadley shacabka degmada xudur

Wasiirka Arimaha Gudaha ee dowlada federalka soomaliya C/laahi Goodax Bare oo la hadlay shacabka magaalada ayaa waxaa uu dadweynaha ka codsadey ka codsaday dadka...

Daawo:Madaxweynaha koonfur Galbeed somaliya oo ka digey in laga horyimaado rabitanka shacabka

Kulan balaaran oo ey shaley yeesheen Madaxweynaha koonfur galbeed somaliya Mudane Madoobe Nunow ayaa shaley waxaa uu ka dhacay xarunta ADCda kulankaas oo looga...

Dhegeyso:- Wareysi lala yeeshey Avv Maxamed Geytaano oo ka hadley xasuuqa lagu hayo shabeelaha hoose

Avv Maxamed Geytaano ayaa waxaa uu ka hadley  xasuuqa ey ku hayaan ciidamo beeleedyada loo soo xirey dareyska dowlada ee ku sugan gobolka shabeelaha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img