WARARKA

Wasiirkii hore ee wasarada waxbarashada oo xukuumada ugu baaqey in la maxkamadeeyo bangiyadii acounka u furey alshabab

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dhowaan ku dhowaaqday inay xirtay dhowr akoon oo kooxda Al-Shabaab ay ku laheyd bankiyada iyo xawaaladaha dalka. Wasiir ku-xigeenka warfaafinta Soomaaliya...

Madaxweynaha oo kala direy golaha dhaqaalaha qaranka gole kalana magacaabay

Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu sheegay in kadib markuu tixgaliyey baahida loo qabo in dib u habeyn...

Reysulwasaare Xamza oo kulan la qaatey madaxweynaha dalka jabuuti

Ra’iisul Wasaaraha Dowlada Federaalka ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta aqalka Madaxtooyada Jabuuti kula kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle. War kasoo baxay...

Wasiirka arimaha gudaha oo wakiilka QM kala hadley sidii gargaarka loo gaarsiin lahaan deegaanada laga xoreeyey alshabab

Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Axmed Moallim Fiqi iyo wasiiru dowlaha Wasaaradda Ilyaas Cali Hassan ayaa maanta xarunta wasaaradda...

Maamulka koonfur galbeed oo kulan la qaatey saraakiil ka socota dalka ingiriiska iyo atmis

Wasiirka Wasaradda Amniga Gudaha Koonfur Galbeed Maxamed Isaaq Cabdi ayaa Guddoomiyey Shirka Gollaha Amniga Koonfur Galbeed oo ay ka qeybgaleen Agaasimaha Madaxtooyada, Gudoomiyaha Gobolka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img