WARARKA

Dhegayso…Geeseey”Kismaayo waa Kawaan dadka lagu qalo….Anaga iyo Dowlada Fedraalka waxa naga dhexeeyo waa Dastuurka Fedraalka”

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Dowlad goboleedka KoonfurGalbeed Cabdifataax Maxamed Ibraahin Geeseey ayaa hoosta ka xariiqay in waxa ka dhexeeya Dowlada Fedraalka Soomaaliya iyo...

Dhegayso..Xildhibaanad Sareedo oo sheegtay inay Wasiirada Hawiye ayan ka sarayn kuwa beelaha kale

Xildhibaanad Sareedo Maxamed Cabdalla oo kamid ah mudanayaasha Barlamaanka Fedraalka ah ee Soomaaliya kana soo jeeda Qawmiyada Digil iyo Mirifle ayaa waxay maanta Baarlamaanka...

Faalo..Kol hadii aan diidno sareynta sharciga!

Guud ahaan shucuubta caalamka maanta ayaa waxay nolol maalmeedkooda iyo waliba tan mustaqbalkooda siyaasadeed sal uga dhigtaan shuruuc ay ku heshiiyaan oo ugu danbayna...

Dhegayso..Dad ay dagaallo ka barkaciyeen Buurdhuubo oo codasanaya in la gargaaro

          Waxaa laga deyrinayaa xaaladda nololeed ee ay ku sugan yihiin dad ka badan ilaa kun qoys oo ku barakacay dagaallo ka dhacay degmada Buurdhuubo...

Daawo Sawirrada: Wasiirada Cusub ee Koonfur Galbeed oo Maanta La Dhaariyay

In kabadan toban Wasiir oo ka mid ah  dowlad goboleedka cusub ee Koonfur Galbeed ayaa maanta la dhaariyay,  iyadoo wasiirka kalena ka maqnaayeen. Munaasabada Dhaarinta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img