WARARKA

Diyaarad sida 82 ruux oo laga soo musaafuriyey kenya oo kol dhow soo fariisatey garoonka Adan Cade

Warar eynu ka helney magalada muqdisho ayaa sheegaya in Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ey kasoo degtey diyaarad ey la socdeen 82-ruux oo Qaxooti...

Sierra Leone oo ciidamo horleh usoo dirtey dalka somaliya si ey uga qeyb qaataan howlgalada ey ka hayaan somaliya

Dowlada Sierra Leone ayaa sheegtay in ciidamo dheeraad ah ay usoo dirtay dalka Soomaaliya ay soo gareen dalka Soomaaliya kuwaasi oo ku biiray howlgalka...

Kenya oo sheegtey iney dib usoo celineyso somalida aan sharciga ku laheyn dalkooda

Xukuumadda Kenya ayaa billaabaysa maanta inay dib ugu soo celiso Soomaaliya in ka badan 80-qof oo Soomaali ah, kuwaasoo lagu qab-qabtay howlgalladii tan iyo...

Dhegayso..Gudoomiyaha GSBG/Bakool”Ilaa iyo hada Waajid wax gargaar ah oo la gaarsiiyay majiro”

Ibraahin Sheekh Aadan Yarow oo ah Gudsoomiyaha gudiga Samatabixinta shacabka ku dhaqan gobolka Bakool ayaa maanta ka dhawaajiyay in Ilaa iyo maanta aan degmada  Waajid...

Dhegayso..Siidii oo inkiray dhibaatooyinkii Qoryooley ka dhacay una mahadnaqay dhiigyacab Goobaale

Gudoomiyaha waqtigiisu dhamaaday ee gobolka Shabeelaha hoose Cabdulqaadir Sheekh Maxamed Siidii ayaa waxa uu maanta difaacay falalkii foosha xumaa ee usugu jiray Dilka,Kufsiga,Dhaca iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img