Wararka caawa ka kala imaanaya magaalooyinka Muqdisho,Baydhaba iyo Kismaayo ayaa waxay ku waramayaan in maalin-nimada beri uu madaxweynaha JF ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh...
Afhayeenka ciidamada Somaliland, Cismaan Cabdullaahi Siciid ayaa sheegay in ciidamada Somaliland ay si rasmi ah ula wareegeen gacan ku haynta degmada Taleex.
Maamulka Khaatumo iyo...
Sare u kac aad u xooggan ayaa waxaa laga dareemayaa Suuqyada iyo Goobaha ganacsiga degmooyinka Buurdhuubo iyo Garbahaarey ee Gobolka Gedo,iyadoo arimahaasina ay saameyn...