Banaanbax lagu taageerayo Gollaha Wasiirada Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta ka socoda Magaalada Baydhabo.
Bannaanbaxa ayaa waxaa ka qeybqaadanaya Madaxda sare ee...
Maamulka Puntland ayaa ku hanjabey inay jawaab adag ka bixin doonaan tallaabada ciidamada Maamulka Soomaaliland ay ku qabsadeen Degmada Taleex ee Gobalka Sool oo...
Taliyaha hogaaminaya ciidamada Soomaaliland ee maanta la wareegay gacan ku haynta magaalada Taleex oo xarun u ahayd maamulka beesha Dhulbahante ee Khaatumo Maxamuud Cabdulaahi...