WARARKA

Daawo: Wareysigii Ing Faysal Cali Waraabe oo ah Gudoomiyaha Xisbiga UCID oo Dhameystiran

Wareysi aad u xiiso badan oo taabana dhinacyo badan ayaa warbaahinta koonfur galbeed waxaa ey la yeelatey Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Somaliland...

Gudoomiyaha Barlamanka Dowlada Federalka Somaliya Oo Tacsiyeeyey Qaraxii Shaley ka Dhacay Magalada Baydhabo

Gudoomiyaha Baarlamaan Dowlada Federalka Somaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa uga tacsiyadeeyey shacabka reer Baydhabo falkii argigixisanimo ee ay argigixisadu la birtilmaameedsadeen shalay...

Dhegeyso:- Afhayeenka Reysulwasaraha Somaliya Ridwaan Xaaji oo sheegey in Diyaarad Dhawac kasoo qaada baydhabo loo dirtey

Afhayeenka Xukuumada Soomaaliya Ridwaan xaaji oo warbaahinta kula hadlay muqdisho ayaa ka waramay diyaarada la diray ee soo qaadaysa dhaawacyada.   Ridwaan   Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada   Ridwaan...

Dhegeyso: Taliyaha Ciidanka Boliska ee Gobolka Bay oo ka Hadley Qaraxii Shaley ka Dhacay Magalada Baydhabao

Taliyaha booliska gobalka Bay ee  Mahad Cabdiraxmaan oo ka hadlaya dhacdadii shaley ayaa sheegay in labaatan qof ay ku dhaawacmeen qarax ismiidamain ah oo...

Wasiir ku xigeenka Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga iyo jaaliyadaha Dibada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya Axmed Cisman Duuble oo Cambaareeyey Qaraxii Shaley ka dhacay Baydhaba

Wasiir ku xigeenka qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga iyo jaaliyadaha dibada dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya Axmed Osman Duuble ayaa cambaareeyay qaraxii maanta ka dhacay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img