WARARKA

Dhegeyso: Xildhibaan Daahir Amiin oo codsadey in Xilalka laga Qaadado Gudomiyeyasha Gobolka Shabelaha Hoose ee aan Dacada u eheyd kooxaha Dhul Boobka

Daahir Amiin Jeesoow oo ah Gudoomiye kuxigeenka Gudiga Arimaha Gudaha ee Baarlamaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay Wasaarada Arimaha Gudaha ay ugu...

Wasiirka Iskaaashiga, Xiriirka Caalamiga iyo Jaaliyadaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Goomaaliya oo Maanta Booqdey Dhawacii Shaley la keeney Magalada Muqdisho

Wasiirka iskaaashiga, xiriirka caalamiga iyo jaaliyadaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya mudane Dr. Maxamed Aadan Farkeeti ayaa waxa uu maanta kusoo booqday isbitaalka ay...

Dhegeyso:- Gudoomiyaha Degmada Marka oo Dowlada Ugu Baaqey iney wax ka Qabato Xiisada ka taagan Deegaanka Shalanbood

Gudoomiyaha Degmada Marka ee gobalka Shabeellaha Hoose ayaa dowlada federalka ugu baaqey iney wax ka qabato ciidamada ku labisan dareeska dowlada ee mar walba...

Dhegayso..Beesha TUNI oo beelaha Jiido iyo Barawe ku haysata degmooyinkooda!

Beesha Tuni oo ka mid ah beelaha wax ka dega gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxay markii ugu horaysay qaadatay mabaadi'dii laga dhaxlay dagaalka sokeeye...

Daawo..Dhaawacii cuslaa ee qaraxii Baydhabo oo Muqdisho daweyn loo keenay

Waxaa maanta Garoonka Aadan Cade ee magaalada Muqdisho lasoo gaarsiiyay ilaa afar ruux oo qaba dhaawacyo culus oo ka soo gaartay weerarkii fuleynimada ahaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img