WARARKA

War Deg Deg Ah:- Wasiirka Amniga Qaranka Cabdikariin Xuseen Guuleed oo is casiley

Warar goor dhaweyd aan ka helney magalada muqdisho ayaa sheega in kol dhaweyd uu iscasilay wasiirka Amniga Qaranka Cabdikariin Xuseen Guuleed. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh...

War Deg Deg Ah:- Baabuur Laga Soo Buuxiyey Waxyaalaha Qarxa oo Kol Dhow ku Qarxay Meel u Dhow Xarunta Golaha Shacabka

Goor dhow ayaa waxaa maleeshiyo ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo wata gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ay qarax naftii halignimo ka geysteen ilinka...

Madaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya xasan Sheekh oo Xaley ka Degey Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Johanesburg

Madaxweynaha dowlada federlka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wuxuu xalay gaaray Magaalada Johanesburg ee dalka Koonfur Afrika, waxaana garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyey mas’uuliyiin ka...

Daawo Sawirada: Alshabab oo soo Bandhigtey Gaadiid iyo Hub ey Kasoo Qabsadeen Ciidamada Kenya

Alshabab ayaa maanta waxaa ay magalada baardheere ee gobolka gedo kusoo bandhigtey gaadiid iyo hub ey kasoo qabsadeen ciidamada kenya ka dib kolkii ey...

95 Ardey oo ka Qalin Jebisey Jaamacada Koonfur Galbeed Somaliya

Arday tiradoodu ahayd 95 ayaa khamiistii ka qalin-jabiyay jaamacadda Koonfurta Soomaaliya ee magaalada Baydhabo, iyagoo ka bartay caafimaadka iyo maamulka iyo maareeynta. Xafladda waxaa kasoo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img