WARARKA

Madaxweynaha Dowlada Federalka Xasan Sheekh oo Dalka Dib ugu soo Laabtey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo manta dib ugu soo laabtay dalka ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo...

Wasiiru dowlaha iyo Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda oo ku booriyay Safiirada Soomaaliya Xoojinta howlaha qaranka ay u hayaan.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga H.E.Buri’ Mohamed Hamza iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda H.E. Mahad Mohamed Salad ayaa maanta kulan gaar ah si...

Reysulwasaaraha Xukuumada Federalka oo Aqbaley Iscasilaadii Wasiirka Amniga Qaranka

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdiwali Sheikh Axmed ayaa ka aqbalay wasiirkii amniga Qaranka, C/kariin Xuseen Guuleed isagoo ku tilmaamay is-casilaaddan inay tahay tallaabo geesinimo leh. Mudane...

Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo Cambaareeyey Weerarkii Shaley ay Geesyteen Alshabab

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka hadlay weerarkii ay Al-shabaab ku qaadday shalay oo Sabti ahayd xarunta golaha baarlamaanka Soomaaliya, kaasoo ay ku...

Daawo:- Iscasilaadii uu daqiiqado ka hor is casiley Wasiirka Amniga Qaranka

Daawo wasiirka oo ku dhawaaqay is casilaadii uu sameeyey kol dhaweyd [youtube https://www.youtube.com/watch?v=ZCRZly8FIUM]

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img