WARARKA

Golaha midowga africa oo aqbaley codsigii ay gudbisey dowlada federaalka somaliya

Golaha Midowga Afrika ee (AU) ayaa kulankiisii 1121-aad, ee la qabtay 11-kii bishaan November 2022, ku tixgaliyay codsi ka yimid Dowladda Soomaaliya ee ah...

Shirka golaha wasiirada oo maanta lagu ansixiyey dhowr hindise sharciyeed

Shirka khamiislaha ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta lagu ansixiyey laba Hindise...

Wasaarada maaliyada oo sheegey inay jawaab ka bixin doonaan warbixintiii hantidhowrka

Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay jawaab ka bixin doonto warbixintii uu Hanti-dhowrka guud ee Qaranka ee sida tooska ah warbaahinta looga sii...

Ururka jaamacada carabta oo qaban doona kulan looga hadlayo abaaraha dalka somaliya

Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Ururka Jaamacadda Carabta, Ambassador Hossam Zaki, ayaa shaaca ka qaaday in 6-da bisha December ee soo socota la qaban doono...

Reysulwasaare Xamse oo xafiiskiisa ku qaabiley safiirka cusub ee dalka qadar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dowladda Qatar ay u soo magacaabatay dalka Soomaaliya Cabdalla...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img